|
|
Fuad Omar
Xabad yahey waxaad tahey
Xulashada haweenkoo
Xaqiiqdii mid kula mid ah
Wali lama xanbaarine
Xuural cayn la moodyeey
Xaragada u dhalataay
Gacmahaaga xaada leh
Markaan soo xusuustaba
Xadantoodayee... Tags : Fuad omar music somaliland heeo Views : 97002 This video added by foreignasset .
|
|
|
|
|